War cusub oo ka soo kordhay dedaalkii Wakiilada Beesha Caalamku ka wadeen Kismaayo

Sida ay sheegayaan Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo Guddiga Doorashada  Maamulka Jubbaland ayaa aqbalay labadii qodob ee ay wateen Wakiilada Beesha Caalamka ee maanta tegay magaalada Kismaayo. Kulan dhexmaray Wakiilada Beesha Caalamka ee uu hoggaaminayey Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya iyo Guddiga Doorashada ayey Guddigu ku ogolaadeen in dib loo furo Diiwaangalinta Musharaaxiinta u taagan Doorashada … Continue reading War cusub oo ka soo kordhay dedaalkii Wakiilada Beesha Caalamku ka wadeen Kismaayo